Ciidamada Maraykanka oo duqeyntii Sadexaad bil gudaheed ka geystay Koonfurta Somalia

Ciidamada Mareynkanka ayaa duqeyn dhinaca cirka oo 26-kii bishan Febraayo oo shalay ku beegneyd ka fuliyay degmada Jilib ee gobolka Jubadda dhexe. Qoraal ka soo baxay taliska ciidamada Mareynkanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyntaas lagu dilay labo dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab , qaar kalena lagu dhaawacay, iyadoo aanay wax khasaaro ah ka … Continue reading Ciidamada Maraykanka oo duqeyntii Sadexaad bil gudaheed ka geystay Koonfurta Somalia